Daahfurka Ololaha Doorashada Qof & Cod ee Degmada Wanlaweyn

Degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeelada Hoose Dowlad goboleedka KGS ayaa laga daahfuray Ololaha Doorashada qof iyo cod ee Ddhawaan la filayo inay ka qabsoonto dalka

Masuuliyiinta iyo howlwadeenada Xisbiga Horumar iyo Midnimo Qaran NPU ee degmada Wanlaweyn ayaa Olole Balaaran ka Wada Gudaha iyo Daafaha Degmada Walaween

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top