Degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeelada Hoose Dowlad goboleedka KGS ayaa laga daahfuray Ololaha Doorashada qof iyo cod ee Ddhawaan la filayo inay ka qabsoonto dalka
Masuuliyiinta iyo howlwadeenada Xisbiga Horumar iyo Midnimo Qaran NPU ee degmada Wanlaweyn ayaa Olole Balaaran ka Wada Gudaha iyo Daafaha Degmada Walaween
