Kulan Ciyaareed Soodhaweyn iyo Taageerid loogu Muujinaayey Urur Siyaasadeedka Horumar & Midnimo Qaran – NPU

Kulan ciyaareed si qurux badan loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay Garoonka Dr. Ayuub Stadium ee Magaalada Baydhabo,

Kulankaan oo soo dhaweyn iyo taageerid loogu muujinaayay Xisbiga Horumar iyo Midnimo Qaran NPU ayaa Waxaa soo Buuxdhaafiyey dadyow kala duwan oo ku dhaqan Magaalada Baydhabo

Kulankaan ayaa ahaa mid ay ka muuqatay isdhexgal bulsho, taageero muuqata iyo niyad wanaag ay dadweynuhu u hayaan xisbiga.

Xisbiga NPU wuxuu sii wadaa dadaalada uu ugu jiro horumarinta bulshada iyo adkeynta midnimada, iyadoo kulamadaan noocan oo kale ah ay door weyn ka qaataan kobcinta xiriirka shacabka iyo xisbiga.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top