Booqashada Gud. Ku Xigeenka Xisbiga Horumar iyo Midnimo Qaran NPU ee Magaalada Baraawe

Gudoomiye Ku xigeenka iyo Xoghayaha Guud ee Xisbiga Horumar iyo Midnimo Qaran NPU ayaa booqasho iyo wacyigelin ugu tagey bulshada ku nool magaalada Baraawe, iyagoo si dhow ula kulmay qeybaha kala duwan ee bulshada.

Booqashadaan ayaa diirada lagu saaray muhiimada ay leedahay in bulshada ay isdiiwaangeliyaan, kana qeyb qaadaan doorashada, isla markaana codkooda si xor ah u dhiibtaan

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top